Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday iyo taliye cusub oo la magacaabay

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) uu xilka ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska Galmudug. Wareegto uu soo saaray jeneraal Xijaar ayuu xilka uga qaaday gaashaanle sare Cabdikariin Xuseen Macallin oo xilka taliyaha booliiska Galmudug hayay wax ka yar 3-bilood, waxaana taliyaha cusub ee … Continue reading Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday iyo taliye cusub oo la magacaabay